DAAWO:-Deegaanka Goljano Ee Gobolka Cayn Iyo Horumarka Ka Socda,

Deegaanka Goljano ee Gobolka cayn ayaa waxaa xiligan ka socda horumar dhanka waxbarashada iyo waliba mid dhanka balaadhinta iyo ganacsiga magaalada ah.