Qaraxyo iyo weerar xalay ka dhacay magaaada muqdisho caasimada soomaaliya waxaa ku dhintay shacab badan oo soomaaliyeed.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Gobolada Khaatumo dadka ka soo jeeda ee qaraxaasi ku dhintay xalay ayaa gaadhaya ilaa afar ruux oo kamid ahaa ardayda muqdisho u tagtay waxbarshada balse wararka ayaa sheegaya in khasaaraha dadka ka soo jeeda khaatumo uu intaasi ka badan yahay

Sidoo kale waxaa jira dad isla reer Khaatumo ah oo iyana kamid ah dhaawacyada xalay ku waxyeeloobay qaraxaasi.

1. Cabdixakiin Cali doob
2. Negeeye xuseen xasan
3. jaamac Xasan mataan
4. Cabdisemed Guray saleebaan