Magaalada Muqdisho xalay waxaa ka dhacay qarax argagax leh oo shacab badan ku le’deen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sheikh umal oo kamid ah culimada soomaaliyeed Ayaa ka hadlay Falkaasi foosha xun ayaa yidhi“Waa Nasiib daro adigo islaam ah oo soomaali ah inta dadkaaga layso inaad waliba sheegato kuna faraxdo gaalkuna dhaho waanu ka xunahay dadkaasi dhintay’
