Muqdisho{ Khaatumonews }Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday mid kamid ah ragii fuliyay Weerarkii lagu qaaday xarunta Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Soomaaliya. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen xarunta Wasaarada Shaqada ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu watay ruux ismiidaamiyay, waxaana qaraxa kadibContinue Reading

Hargaysa{ Khatumonews }Ciidamada Somaliland ayaa qabtay nin laga shakiyay kaas oo galay goobta lagu Tababaraayo dhalinyarada loo Carbinaayo barnaamijka shaqo Qaran ee deegaanka Dararweyne ku sugan. Ninka ayaa gashaday Dirayska ciidamada oo ay ku xardhan tahay derajada Kabtan. Waxa uu watay gaadhi mark 110 ah, waxana Salaan siiyay ciidamada iyoContinue Reading

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu shaqada kacayriyey Cabdillaahi Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib, markii uu Sarkaalkaasi bartiisa Twitterka ku soo qoray Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xidhiidh la yeelato Israel. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdillaahi AxmedContinue Reading

Garoowe{ Khaatumonews }Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacay kulankii 24-aad ee Kalfadhiga 43-aad ee ay yeeshaan xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, iyagoona ansixiyey miisaaniyada Sagaalka bileed ee xukuumadda madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha gollaha wakiilada Puntland C/xakiin Maxamed AxmedContinue Reading

Muqdisho{ Khaatumonews }Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa goor dhow ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyey Magaalada Muqdisho HALKAN KA DAAWO VIDEO Yariisow ayaa sheegay in talaabadan ay ka dambeysay markii uu sii xumaaday amaanka  magaalada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhaceen qaraxyo badanContinue Reading

Hargaysa{ Khaatumonews }Wadaad Lagu magacaabo Cabdiraxmaan Dheere ayaa maalintii Shalay  Masaajid Hargeysa ku yaal Ka jeediyey Hadalo Xiisad Kiciyey, Kuwaasi oo uu kaga hadlay Cadaaladda, Isagoo siwayn u dhaliilay Xubnaha u dooda Xaquuqul Insaanka iyo Dhalinyaro Darbi Jiifa ahayd oo dhowaan lagu xidhay Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Guuleed DafacContinue Reading

Sidii aad ku daalacaten wararkeeni maanta waxaa maamulka somaliland u diray wefti dalka Isra’iil weftigaasi u hogaaminaayo wasiirka Dastuurka maamulka somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Safarkan qorsoodiga ah ee kooxda ka socota somaliland ku tagen dalka isra’iil ayaa fashilmay kadib markii ay si cad u shaaciyen warbaahinta dalkaasi socdaalka kooxdaasi.Continue Reading