600 Deg Deg Daawo:LIVE Qarax Muqdisho iyo Wararkii Ugu Danbeeyay? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:LIVE Qarax Muqdisho iyo Wararkii Ugu Danbeeyay?

Muqdisho{Khaatumonews}Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Caawa ku qarxay inta u dhaxeya saldhigga degmada Waabari iyo Hotelka Makah Al mukaramah ee Magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO LIVE

Goobta uu Qaraxu ka dhacay kasakow Hoteelka waxaa yaallay gaadiid badan oo halkaasi Ciidanka dowladda ay ku baarayeen.

Waxaa jira Khasaare kala duwan oo Qaraxaasi ka dhashay waxaana hadda gubanaya Gaadiid badan oo yaallay goobta la qarxiyay.

Rasaas badan ayay fureen Ciidanka Booliska ee halkaasi ku sugnaa waxaana ka dhashay waxyeelo.

Gaadiidka Gurmadka degdega ah ayaa ku howlan badbaadinta dhaawacyadda Qaraxaasi uu sababay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...