Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi iyo Cagjar Oo Dhagax Dhigay Jidka isku Xidha Berbera iyo itoobiya?

Madaxweynaha maamulka soomaalida itoobiya mustafe cagjar iyo madaxweynaha maamulka snm muuse biixi cabdi ayaa maanta dhagax dhigay jidka isku xidha magaalada Berbera iyo dalka itoobiya ee {Berbera Corridor}

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cagjar iyo Muuse Biixi ayaa ka jeediyay hadalo kala duwan munaasibada lagu daah furaayay jidkaasi oo ay maalgalinaso imaaraadku,