Madaxweynaha maamulka soomaalida itoobiya mustafe cagjar ayaa xaflada dhagax dhiga wadada isku xidha berbera iyo itoobiya kadib damacsana safar u gaar ah oo dabaalasho ah isaga iyo weftigiisu inay ku tagan xeebta berbera balse safarkaasi waxa ka shifay kana hordhacay oo fagaare ka sheegay muuse biixi
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Safarkaasi waxaa fagaarihi xaflada ka sheegay muuse biixi iyadoo uu isla maanta safarkii qorshaysna uu baajiyay madaxweyne cagjar markii laga hordhacay socdaalkii sirta u ahaa oo uusan madaxweyne cagjar raali ka ahayn in fagaaraha laga sheego safarkisa.
Cagjar ayaa sababo la xidhiidha Amnigiisa u baajiyay safarkaasi oo laga hordhacay.
