Deg Deg Daawo Video:Axmed Karaash Oo Ka Hadlay Dilkii Taleex iyo arrimo kale,

Madaxweyne Ku xigeenka maamulka puntland axmed karaash ayaa ka hadlay wadaad dhawaan lagu dilay degmada taleex iyo falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada gaalkacayo ee lagu qaarajiyay saqiirka,