DAAWO:Madaxweyne Cagjar Oo Soo Gaadhay Hargaysa
February 28, 2019
Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa soo gaadhay magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale, Waxaana Halkaasi uga hortagay masuuliyiin ka tirsan maamulka SNM,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cagjar ayaa dhowaan ayaa ka Qayb galaya dhagax dhiga Wadada isku Xidha Berbera iyo Wajaalle, Iyadoona loo gelbiyey dhinaca magaalada Hargeisa.
