600 War Deg Deg Ah:Dagaal adag oo Dhexmaray Ciidanka kenya iyo alshabab, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal adag oo Dhexmaray Ciidanka kenya iyo alshabab,

Gedo{Khaatumonews}Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in duhurnimadii maanta oo arbaco ah dagaal xoogan uu deegaano ka tirsan gobolka Gedo uu ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ka mid ah AMISOM.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Kenya weerar qaraxyo ku bilaawday ay Al-Shabaab kula beegsadeen wadada xiriirisa deegaanada Faxfax dhuun iyo Girileey ee Gobolka Gedo.

Dad ku sugan Gobolka Gedo ayaa Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho waxa ay u sheegeen in dagaal culus uu dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab kaas oo geystay khasaaro labada dhinac ah.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Millateriga Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaanan noo suurtagelin,hayeeshee Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in weerarkas ay ku dileen Saddex ka mid ah Askarta Kenya,sidoo kalena ay gubeey mid ka mid ah Gaadiidka ciidamada Kenya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...