Magaalada laascaanood ayaa lagu waayay caruur tiro ahaan gaadhaysa ilaa sadex kuwaaso lawaayay wixii ka danbeeyay salaadi makhrib ee xalay,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah caruurta la waayay ayaa la helay iyagoo la sumeeyay waxaana lagu dabiibaya hada hospitaalka gargaar laascaanood.

Dhacdadan ayaa ah mid gobolka sool ku cusub waxaana caruurtan la wayay Ahaayen sadex halka mid la helay isagoo la sumeeyay labana ay maqan tahay.