Deg Deg Daawo:Ururka Haweenka Laascaanood Oo Xidhay Weer Cas iyo Sababta Ka Danbeyaa?

Ururka ‘U Hiili Hooyada Hanka leh ‘ oo ay ku midaysan yihiin Hablaha aqoonyahanada ee gobolka Sool ayaa u direy Tacsi eheladii inantii 12 jirka ahayd ee habeen hore lagu kufsadey laguna diley magaalada Gaalkacyo , Waxaana ay sidoo kale canbaareyn iyo Talooyin ku socda ciqaabta ay mudan yihiin in la marsiiyo kuwii afduubka kufsiga iyo dilka isugu darey Inantii 12 ka jirka ahayd ee reer Gaalkacyo habeen hore .

Ururkan ayaa Waxay ka digeen in nimankaa marka la soo qabto ay ka ergeeyaan ama u doodaan Odoyaasha koofiyad baclayaasha iyo hay’adaha xuquuqu insaanka u dooda ee biilashada ugu qora jeelashada dhexdooda gacan ku dhiiglayaasha Waxaana dhawaaq dheer ku muujiyeen in ay Caasha Hesho Cadaalad.