600 Deg Deg Daawo Video:Wasaarad Weyn Oo Gubatay Hargaysa iyo faahfaahin laga Helayo? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Wasaarad Weyn Oo Gubatay Hargaysa iyo faahfaahin laga Helayo?

Waxa uu dab xoogani ka kacay oo shuf beelay xafiiska isgaadh siinta maamulka SNM  oo hoos timaada wasaarada warfaafinta siiba idaacada iyo Telefeeshinka  ku hadla afka SNM , dabkaasi kacay oo xooganaa waxa uu baabiiyay dhamaan agabkii halkaasi yaalay oo u badnaa qalabka wax lagu duubo, computaro iyo qalab aad u baaxad leh oo wax lagu duubo iyo sidoo kale qaybo lagu xafido waxyaabaha ay warbaahinta madaxa banaani baahiso maalin walba.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xafiiskani oo ay ku baxday lacag aad u tiro badani waxa samayntiisa iyo fikirkiisaba lahaa wasiirka warfaafinta Guri barwaaqo, waana qayb ka mid ah dabagalka warbaahinta madaxa banaan ee aan taageerin maamulka Hargaysa si loo helo qalad ay maalin galaan oo lagu maxkmadeeyo ama dacwad loogu soo oogo.

Lama garanaayo waxa dabkani kaciya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...