Deg Deg Daawo Video:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Falkii Marxuumad caasha Ee Gaalkacayo,

Masuuliyiinta Gobolka Mudug ee maamulka puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay baadhitan iyo dabagal socday mudo saacado ah oo lagu raad joogay danbilayaashi kufsiga iyo dilka isugu daray caasha yar,