Daawo Video:Xildhibaan NAC-NAC oo Weeraray Muuse Biixi.

Xildhibaan nacnac oo kamid golaha guurtida maamulka SNM ayaa ka hadlay hadal shalay uu borama ka jeediyay muuse biixi horjoogaha maamulka snm,hadalkaasi oo ahaa in bari aanay oolin wax aqoon ah balse ay taalo galbeed aqoontu,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Nacnac oo weerar ku qaaday muuse ayaa yidhi”Muuse waa nin jir jiroole ah oo kolba qolada uu la joogo isku eekaysiiya markuu bari tago waxaa uu dhaha bari cidi idinma dhaante dhaqaaqa galbeedkana saas oo kale marka ninkaasi nin dadka kala guraya’