Daawo Video::Sanad Guuradii Todobaad Ee khaatumo iyo Jaaliyadda maraykanka,Wacdaro Dhigtay

Jaaliyada khaatumo ee wadanka Maraykanka ayaa dhigtay munaasibad balaadhan oo ay ugu dabaaldagayaan sanad guuradii  todobaad ee maamulka khaatumo aas aaskiisa ka soo wareegtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jaaliyadda ayaaa munaasibada ku sharaxday calanka Khaatumo iyo kan Jamuuriyadda Fadaraalka soomaaliya.

Jaaliyadda Khaatumo ayaa kala irdhowday tan iyo markii uu maamulkii khaatumo damcay in uu ku shubo maamulka snm madaxweynihii hore khaatumo balse  isku daygaasi waa uu ku fashilmay cali khaliif waxana uu noqday isku day ay ku fashilmen oo kaliyana cali iyo intii la ra’yiga ahayd xiliga