Daawo Video:-Caasimada Khaatumo LAASCANOOD Maxaa Ka socda+Warbixin,

Laascaanood{ Khaatumonews }magaalada laascaanood caasimada maamulka khaatumo oo mudo 12 sano ah ku jirta gacanta beesha isaaq ayaa xiligan waxaa ka socda dhaqdhaqaaq xoogan oo ay hormuud ka yihiin ganacsatada iyo shacabka gobolka,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhaqdhaqaaqan ayaa ah mid iskutashi ah oo lagu horumarinaayo dhinacyada kala duwan ee horumarka gobolka hadii ay tahay ganacsi dhisme iyo dib u dajin deegaamaysi iyo adeegyada nolosha u ah aas aasiga sida waxbarshada caafimaadka iyo wixii lamid ah.