600 War Deg Deg Ah:Al-shabab Oo Xasuuqday Shacab | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Al-shabab Oo Xasuuqday Shacab

Kismaayo{ Khaatumonews }Wararka naga soo gaaraya Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Goordhow dad shacab ah lagu laayay Gobalkaasi.

Dadkan shacabka ayaa waxaa lagu dilay deegaanka Xaawo Cabdi ee Gobalka Shabeelaha Hoose, xilli ay howlo nadaafadeed ay ka wadeen deegaankaasi, waxaana weerarkaasi lagu eedeeyay Al-Shabaab.

Goobjoogayaal ayaa Khaatumonews u sheegay in in todob ruux lagu laayay weerar ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi.

Tirada dadka la laayay ayaa waxaa ay gaarayaan ku dhawaad 7 ruux, sida ay Khaatumonews u sheegeen Masuuliyiin Gobalka Shabeelaha Hoose.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...