Wasiirkii hore caafimaadka maamulka snm saleebaan ciise xaglo toosiye ayaa mudo sanad iyo dheeraad ah kadib ka soo muuqday goob u fadhiyo muuse biixi,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xaglo toosiye ayaa warbaahinta ka weydiisay su allo dhawr ah in khilaaf udhexeeya isaga iyo muuse uu jiro iyo in uu xligan Han siyaasadeed ka leeyahay xisbiga kulmiye.
