Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Qudbad Ka Jeediyay Shirkii Borama iyo jeegaantii Oo Burbur Ku Dhow!?

Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse iIixi cabdi ayaa maanta Borama kaga qeyb galay Shirkii Lixaad ee Xisbiga Kulmiye ama Jeegaanta Kaaso oo Dooranaya Hogeenkii muuse Badelilahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Beesha Habar jeclo ayaa isku Diyaarinasa inay Sanadka markii labaad Qabato Hogaanka Xisbiga Kulmiye si Jeegamaysigu s u Sadex jirsado balse warar soo baxaya ayaa shegay in Sanadka Jeegaantu ku dhowdahay inay Ka weecado dhanka Habar jcelo