Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Ka Qarxay Gaalkacayo iyo Farrimo Loo diray Madaxweyne Deni!?

Shacabka Magaalada Gaalkcayo ee Gobolka mudug ayaa maanta dhigay isku soobax balaadhan oo looga soo hor jeedo fal argagax leh oo ka dhacay magaalada gaalkacayo kadib markii gabadh yar oo 12 jir ah kufsi iyo dil qudh gooyo ah la isugu daray