Magaalada gaalkacayo waxaa ka dhacday dhacdo argagax leh oo Qalbiyada islamka iyo shacabka soomaaliyeeda galisay murugo kadib markii gabar da’ahaan lagu qiyaasay 12 jir la’isugu daray dil iyo kufsi,
HALKAN KA DAAWO VIDO
Hadaba madaxweynaha Puntland Siciid deni oo ka hadlay falkan ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado oo wuxuushnimo ah waxaana u sheegay in dhalinyarta saas yeeshay aysan ahayn kuwo miyir qaba ee ay yihiin kuwa ehelka la ah maandooriyaha islamarkaana qof damiir leh oo miyir qabaa aanu sidan ku yameeyen qof dumar ah oo walica caruur ah.
