600 Daawo:Dhacdo Argagax leh OO Gaalkacayo Ka dhacday Saaka!? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Dhacdo Argagax leh OO Gaalkacayo Ka dhacday Saaka!?

Gaalkacayo{ Khaatumonews }Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Gabar Yar laga helay Xaafad ka tirsan Koonfurta Magalada Gaalkacyo,taas oo si xun loo dilay.

Gabadha Yar ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Caaisha Ilyaas Aadan,waxaana la sheegay in la dhigay Gurigooda Hortiisa,isla markaana maalmahaan ay Reerkeeda ka maqneyd oo ay baadi goobayeen.

Wariyeyaal ku sugan Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Gabadha Yar oo jirkeedu uu ka muuqdo jirdil xoogan la geeyey Isbitaalka Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Weli macada sababta Gabadhaasi yar loo dilay iyo cidda ka dambeysay dilkeeda,waxaana dhacdadaas Maanta aad looga hadal hayaa Guud ahaan Magalada Gaalkacyo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021