Daawo Video:Hooyo Saynab Oo Ka Waramaysa Kufsiga Iyo Dilka Loo Geestay Gabadheeda?

Saynab Cabdiwahaab oo ah hooyada dhashay gabadhadii kufsiga iyo dilka loogu gaystay Magaalada Gaalkacyo ayaa Dabaraani Media Inc uga warbixisay sida u falkani u dhacay.