Daawo Video:Fanaaninta Puntland Oo Soo Saaray Hees La Baxday”Wallee Kenya Nama Taqaan”

Fanaaniinta Waaberi Puntland Ayaa hada Dabka ka soo qaaday Hees Cajiib ah oo lagu karbaashay Dalka Kenya oo usoo maryo dhigtay boobka badda soomaaliya.