Caaqil sanyare oo kamid ah cuqaasha gobolada sool sanaag cayn ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka soomaaliya iyo tan madaqada khaatumo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caaqilka ayaa sidoo kale ka hadlay wadahadalka Fadaraalka soomaaliya iyo maamulka snm iyo xaalada puntland iyo arimo kale oo badan.