Taliyaha jabhada Dulmi-diid kornayl caare oo maanta la hadlaayay warbaahinta ayaa fariin udiray maleeshiyada ay isku beesha yihiin ee ku sugan gobolka sool gaar ahan tukaraq,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Caare ugu horeen ka hadlay jbahada uu hogaamiyo ayaa sheegay in ciidanka iyo saraakiisha jabhada u hogaamiya yihiin kuwo isku dheeli tiran awood iyo dhaqaalana hada leh,
Dhanka kale caare waxaa uu la hadlay maleeshiyad tukaraq‘Wiilka tukaraq jooga ka dhisan maayo tukaraq guri hargaysa ah ee meesha dad ayaa iska leh mana aha meel lagu dhinto istaraaji ahaan iyo deegaan ahaan waxaan idin leeyahay isaga baxa oo nagu soo biira‘
Ugu Danbayn caare ayaa daaha ka rogay in muuse ciidan u carbinaayo ardayda iyo dadka aqoonyahanka ah.
Hoos Ka Daawo muqaalka Caare
