War Deg Deg Ah:Garaad jaamac Garaad Cali Oo Soo Gaadhay Gobolka Sool

Laascaanood{ Khaatumonews }Garaad jaamac garaad cali garaadka guud ee gobolada SSC ayaa soo gaadhay deegaanka saaxdheer ee gobolka sool maanta.

Garaadka oo in mudo ah uga maqna safar dibada deegaanka khaatumo ayaa haatan kusoo guryo noqday deegaanka Saaxhdeer.

Si kastaba ha ahaate Safarka garaadka ayaa ku soo beegmaya xili ciidankii beesha iyo hub garaadku lahaa loo gacan galiyay maamulka snm islamarkaana ay ku sugan yihiin hada deegaanka gambadho.