Deg Deg Daawo Video:Xisbiga Wadani Oo Banaanka Keenay Ceebihii Muuse Biixi Kala yimid Itoobiya

Xoghayaha arrimaha dibada xisbiga wadani Faadumo siciid oo maanta saxaafada kula hadashay Hargaysa ayaa tafaasiil ka bixisay safarkii muuse biixi ee itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faadumo waxa ay sheegtay in muuse kala soo kulmay fashil safarkii itoobiya.

Mudo Sanad yo badh ah ayuu muuse garacaayay albaabka itoobiya markii maanta laga furayna waxaa uu ka soo qaatay in loogu yeedo madaxweynaha maamulka somaliland iyo in u la shaqeynaayo dawlada fadaraalka soomaalia‘ayay tidhi Faadumo