Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Khaatumo Garaadka Guud Garoowe Ku Soo Dhaweeyay?
Madaxweynaha maamulka khaatumo mudane cabdul cagalule iyo wefti u hogaaminaayo ayaa magaalada garoowe maanta ku soo dhaweeyay garaad jaamac garaad cali.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaadka ayaa ka soo dagay madaarka garoowe ka hor intuusan maanta u gudbin gobolka sool gaar ahaan saaxdheer, waxaana garoowe soodhaweyn balaadhan ugu sameeyay masuuliyiinta khaatumo.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.