Waxaa maanta ku soo laabtay magaalada hargaysa horjoogaha maamulka snm muuse biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa oo mudo dhawr maalin ah ku maqnaa dalka itoobiya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxamed Kaahin wasiirka arrimaha gudaha smm oo la hadlay warbaahinta soodhaweyn kadib ayaa sheegay in siwacan loogu soodhaweeyay itoobiya,islamar ahaantana ay kawada hadlen raysal wasaare abiy arrimaha amniga iyo wada shaqaynta iyo dardar galinta wadahadalkii dawlada fadaraalka soomaaliya,
