Deg Deg Daawo Video:Culimada Burco Xaaran-Timeysay Adeega Forex,

Culimada Burco ayaa bulshada ka wacyi galisay islamarkaana xaaran-timeysay adeega Forex oo ah adeeg isku badelka lacaga qalaad dhanka internerka.