Daawo Video:Warbixin Yaab leh Oo Lagu Qarxiyay Kulankii Biixi iyo Abiy Axmed+Qoraladii Ka Soo Kala Baxay Madaxtooyada Soomaaliya,Itoobiya iyo Somaliland?

Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumonews waxaa ay halkan ku soo gudbinaysa muqaalka warbixin cajiib ah oo Horn Cable ka diyaariyay kulankii muuse biixi iyo abiy axmed iyo qoraladii kala duwana ee ka soo baxay guryaha looga taliyo soomaaliya,itoobiya iyo maamulka somaliland