Deg Deg Daawo Video:Xagay Aaden Dhalintii SNM Ee Maalmaha Caadifada Leh Xusi Jiray “Boobe Yuusuf Oo Qiray In Xamar Ay Dhooban Yihiin’

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo kamid ah Dadka u dhaqdhaqaaqa maamulka Gooni Goosadka ah ee SNM ayaa ka hadlay sida dhalinta Maamulkaasi ugu qulqulayaan caasimada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO