Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM

Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo xubno kamid ah wefti safarkaasi ku wehelinaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse lamuusan hadlin warbaahinta markuu hargaysa maanta ka dulaayay waxaana la hadlay warbaahinta gaar ahaan tv ku hadla afka maamulkaasi ee SLtv wasiirka arrimaha dibada maamulka snm Faratoon, kaaso sheegay in muuse casuumad gaar ah ka helay Abiy axmed islamarkaana qariyay kulanka madaxweyne farmaajo iyo muuse biixi.

Faratoon oo jaanis ku helay hadalka kadib markii warbaahintii madaxa banaaned loo diiday inay si xor ah u baahiyaan muqaalkaasi iyo safarka muuse islamarkaana loo qeybiyay warbaahinta muqaal-yar oo ay duubtay camerada madaxtooyada hargaysa,taasi oo ay ku duub-need muqaal yar oo loo duubay sidii ay jeclaayen kooxda muuse.

Muuse bixii aya qorsheynaaya in uu qariyo la kulanka madaxweyne farmaajo u la kulmaayo hadii ay u suuro gasho waxaana uu iskuwada in aan kulankaasi laga baahin ama aysan warbaahintu qaban si loo jaah wareeriyo shacabka snm loogana dhigo kulan gaar u ahaa muuse iyo abiy oo aan qusayn Farmaajo