Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?

Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii soo kala dhex galay dalalka kenya iyo soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maanta magaalada muqdisho waxaa ka soo dagay qaadkii ugu badna ee dalka itoobiya kadib markii shalay ay joojiyen qaadlayda soomaaliya qaadkii ka imaan jiray kenya.