Wadahadalada maamulka Somaliland iyo dawlada fadaraalka Somalia, waxaa siwada jir ah qayb uga noqon doona, Madaxda Dawladdaha Ethiopia, Eritrea iyo Jabuuti.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay u hoyday Magaalada Jabuuti Saaka wuxuu u dhaafi doonaa Dalka Itoobiya .
Madaxweynaha Somaliland’na Wuxuu u isna ka degi doonaa Magaalada Addisababa.
Kulankaasi kadib waxaa toos u furmi doonaa wadahadalada labbada dhinac
