Daawo Video:Xaliimo Gobaad Oo Xeebta Liido Xili Habeen ah Muqaal Xun Looga Duubay?

Fanaanada Xaliimo Gobaad oo mudooyinkan ku sugnay Dalka soomaaliya ayaa ka soo muuqatay mar kaliya Baraha Bulshada Muqaal yaab leh oo laga Duuubay xili habeen ah iyadoo xeebta liido uu ku Baashaalsiinaayo Fanaanka Khadar keeyow.