600 Deg Deg Daawo Video:Cali khaliif Galaydh Hargaysa Soo Gaadhay iyo Cida Qaabishay?+Warbixin! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cali khaliif Galaydh Hargaysa Soo Gaadhay iyo Cida Qaabishay?+Warbixin!

Madaxweynihii hore Khaatumo Dr cali khaliif galaydh ayaa maanta soo gaadhay galinkii danbe magaalada Hargaysa xarunta maamulka gooni goosadka ah ee snm.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali khaliif galaydh waxaa soodhaweyay gudoomiyaha xisbiga ucid oo ay saaxibo dhow yihiin,

Sidii caadada u ahayd cali khaliif galaydh waxaa la dajiyay mid kamid ah hotelada Hargaysa oo u ku sugaayo fulinta heshiis mudo laba sano ka hor ah siilaanyo la galay balse muuse biixi ganafka ku dhuftay.

Si kastay ahaataba Galaydh ilaa hada kama rajo Go’iin fulinta heshiis uu la galay maamulka snm xiligii uu ahaa madaxweynaha khaatumo, waxaana xasuus mudan in heshiiikaasi uu sababay in cali khaliif galaydh, waayo kalsoondii shacabka lagana xayuubiyo xilkii madaxweyne nimo sidaasi aawadeedna aysan maamulka Somaliland. wax weyn u arkin kalinimada Cali khaliif galaydh in aysan waxba keenayn waxna kabadalayn mowqifka gobolada Khaatumo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...