War Deg Deg Ah::Wareegto Ka Soo Baxday Madaxtooyada Jubaland?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub

Axmed Madoobe ayaa wareegtada ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa sidan hoose ayeyna u qorneyd Wareegtada: