600 War Deg Deg Ah:–Xisbiga C/raxmaan C/shakuur oo War kasoo saaray Xiisada Soomaaliya iyo Kenya | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:–Xisbiga C/raxmaan C/shakuur oo War kasoo saaray Xiisada Soomaaliya iyo Kenya

War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir uu Hogaamiyo Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa looga hadlay khilaafka Diblumaasiyadeed ee soo kala dhax galay Soomaaliya iyo Kenya.

Xisbiga ayaa taageeray go’aanka dowlada federaalka ka qaaday khilaafka taagan, waxaana warka kasoo baxay Xisbiga lagu sheegay inuu ku garab taagan yahay dowladda Soomaaliya ilaalinta wadajirka, midnimada xuduudaha dhulka iyo madax banaanida Qaranka 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...