Madaxweynaha maamulka puntland Siciid Deni ayaa dhawaan sheegay in uu miisaaniyad gaar ah u samaynaayo gobolada sool iyo sanaag sidii loogu soo celin lahaa gacanta maamulka puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba hadalkan waxaa uu ruxay maamulka snm oo isagu miisaaniyad tano kale ah u sameeyay gobolada ssc si uu gacanta ugu sii hayo islamarkaana ku bIxiya miisaaniyadaasi maaleshiyaad ka soo jeeda gobolka khaatumo.
Saleebaan cali koore oo kamid wasiirada maamulka snm oo maanta ka jawaabayay hadalka madaxweyne deni aya Sheegay in aanay suuro gal ahayn qorshaha uu ku dhawaaqay madaxweynaha puntland,tahayna colaad abuur hor leh,
