Daawo Video:Burco Laga Furay Goob Lagu Naaxiyo Dadka Maxaase Lasiiya Dadka?Daawo}

Meherada Naaxiye waa goob ganacsi oo Ku cusub Bulshada Burco waana Goob ganacsi oo loogu Talo galay in lagu naaxiyo dadka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wiil-Dhalinyaro ah oo dhameeyay waxbarashada Heerka Jaamacadeedc ayaa furtay goobtan.