Daawo Video:Siilaanyo Hargaysa Soo Gaadhay+Muxuuse Warbaahinta Usheegay?

Hogaamiyihii hore maamulka SNM Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka soo dagay madaarka diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siilaanyo mudo ku sugan wadanka Imaaraadka Ayaa ku soo guryo noqday xarunta maamulka SNM HARGAYSA.Hoos ka daawo muqaalka,