Magaalada Tog wajaalE Oo ah magaalo xadeed U kala qeybsan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Dhanka Soomaaliya oo ay Xukuman maamulka SNM waxaa Si Kadis ah Usoo dhex galay kana adeegtay Madaxweynaha ismaamulka soomaalida Mustafe Cagjar.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Cagjar oo wata Ilaalo iyo wefti ka kooban dawlada fadaraalka itoobiya Safarkiisa kamaysan war hayn Maamulka iyo Ciidanka dhanka somaliland kaliyaana waxaa ay ku war helen madaxweynaha oo ka soo Talaabay dhanka itoobiya kuna dhex Soconaaya Wajaalaha soomaaliya.