Deg Deg Daawo Video:Xisbiga Kulmiye Oo Kala Jabay iyo koox Hargaysa kaga Dhawaaqday Badbaado kulmiye!

Saraakiil iyo madax Hore looga Baaciyay Xisbiga kulmiye Ee maamulka Somaliland ayaa maanta hargaysa Kula hadlay warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kooxdan oo u Horbodooyo gudoomiyaha golaha dhexe Xisbiga Kulmiye Jaamac shabeel ayaa sheegay in ay La Bexen badbaado kulmiye.