Siyaasi garlibaax oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Mudug gaalkacayo Dhanka Puntland ayaa Ku dhawaaqay In uu gobolka Mudug Dhanka puntland U samaynaayo maamul ka madax banaan kan puntland Ee Deni Ka yahay Madaxweynaha,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gar-libaax ayaa sheegay in wasiirada Puntland ay yihiin kuwo ku soo baxay qaab fool xun talana ay ku lahaayen Koox uu ku magacaabay Aaragjaan isagoona sheegay in wasiirada Deni Soo Magacaabay yihiin kuwo isku tolan ah oo Seedi Adeer inaabti iyo wax lamid ah Iskuwada ah.