Deg Deg Daawo Video:Mujaahid Cali Sabarey Oo La Hadlay Warbaahinta?

Hogaamiye Ku xigeenkii Hore Jabhada SSC Mujaahid Cali Saberey Oo kamid ah Golaha Wasiirada Puntland Ee Maanta La Meel Mariyay ayaa La hadlay Warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sabarey Oo Ka hadlaaya Boos kan loo Dhiibay ee warfaafinta Ayaa yidhi” “Anigu aqoon hore uma lahayn warfaafinta reer Mudugaa hadal badane in iyaga loo magacaabay ahayd lkn waxaan rajeynayaa inaan shaqadayda kasoo baxo”