Deg Deg Daawo Video:Dhalinta Borama Oo ku Baaqtay Kacdoon Ka dhan AH Muuse Biixi iyo Jabhada SNM!?

Dhalinyarta iyo aqoonyahanka Borama ayaa maanta warbaahinta Kaga Dhawaaqay kacdoon iyo mudaharaad ka dhan ah Jabhada SNm ee muuse Biixi hogaamiyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka borama ayaa aad Uga cadhooday Xadgudub iyo cabudhin Isir Nacayb ah oo maamulka Isaaq ku hayo shacabka Deegaankaasi.