Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr cali khaliiF galaydh Oo mudo Cadho uga maqna Deegaanka maamulka SNM ee Hargaysa Kadib markii uu muuse Biixi Fulin waayay Heshiis Uu hore Siilaanyo ula Galay Ayaa Haatan kusoo Wajahan Hargaysa.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cali khaliiF ayaa Soo gaadhay Wadanka Imaaraadka isagoona Lagu wado in Uu Maalmaha Soo Socda Ka Soo Dago Magaalada Hargaysa.
